Wa maxay nework marketing?

 Wa shaqoyinka kaliya ee qof kasta uu qaban karo , inta uu badana loga shaqeeyo qaab onligne ah , waxana la filaya 10 ka sane ee sosocda inu calamku isku badalo networks marketing , hadaba sii aad uu barato qaabka loga shaqaysto neworks marketing waxn ku nahay diyaar nalaso xarir 

Commentaires

Enregistrer un commentaire