Wa maxay herbel ?
Herbal wa dawoyin dabeeci ah wana dawoyinka aad uu tayo sareeya taaso hada la ogaaday fa'doyinka ay leeyihin ,waxana moodo shantan sane ee dambe inu calamku isku badalay herbal , hada diyaar uu tahay inaad waxa ka ogaato herbal
Fadlan ii Kala kiciya somali aaway